218 shacab ah oo lagu dilay Waqooyiga Suuriya

Maamulka caafimaad ee kurdiyiinta ayaa sheegay in howlgallada milatari ee dowladda Turkiga ay ka waddo waqooyiga Suuriya ay ilaa iyo hadda ku dhinteen 218 qof oo rayid ah.
Howlgallada ayaa socdo muddo toddobaad ah iyadoo dadka lagu dilay ay 18 ka mid ah carruur yihiin.
Sido kale waxaa ku dhaawacmay in ka badan 650 qof oo dheeraad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here