245 Xaaladood oo Covid-19 oo dalka laga diiwaan galiyay

Tirada kiisaska xanuunka COVID-19 ayaa sii korodhay ,waxaana manta wasaarada caafimadka shaacisay in la diiwaan galiyay 245 bukaan ooh or leh ka dib markii la baaray dheecanada 3,150 qof 24 saac ee anu soo dhaafnay.
Tani waxay wadarta guud ka dhigeysa 30,365, oo ay ka mid tahay 482 dhimasha ah iyo 17,160 oo ah tirade guud ee daka ka caafimaaday.
Wasaarada ayaa sheegtay in 8 bukaan ay u geeriyoodeen 24-ka saac ee anu soo dhaafnay, halka 504 ay ka caafimadeen. 461 ka mid ah dadka caafimaaday waxa lagula tacaalay guryahay halka 43 ay ku caafimadeen xarruumaha kala duwan ee Caafimadka.
Kuwa dhinteen 5, waxay qabeen xanuuna dheerad ah Rashid Aman said in the daily briefing.
Dr Aman said 237 of the new patients were Kenyans and eight foreigners, while the youngest was a month old and the oldest 79. Males numbered 145 and females 100.
Dhamaan ismamaulada waxa laga soo tabiyay xaalada la xiriira coronavirus, dheecanada la baarana ila manta gaarayaan 394,566 .
Nairobi ayaa waxa laga diiwaan galiyay 149 ee kiisaska cusub, Kiambu 23, Kajiado 23, Mombasa 10, Garissa iyo Machakos 9, Nyeri iyo Narok 7, Busia 4, Kilifi 3, Laikipia, Murang’a iyo Kitui 2, iyo Kisumu, Uasin Gishu, Kwale iyo Tharaka-Nithi 1.
Ila maanta August 17, Nairobi ayaa laga soo tabiyaya kiisaska Corona- 17,889 – Waxa ku soo xiga Kiambu 2,228, Mombasa 2,224 iyo Kajiado 1,627.
Elgeyo Marakwet iyo galbeedka Pokot ayaa ah ismaamulada laga soo tabiyay kiisas oo min 6 kiis laga soo tabiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here