Guddomiyaha Ismamulka Bomet oo loo wareejinayo dalka Hindiya si loo dabiibo

Guddomiyaha Ismamaulka Bomet Joyce Laboso ayaa laga soo wareejin doona isbitalka ay ku jirta ee magalada London waxaana loo warejin doona isbital ku yaala dalka Hindiya.
Ka dib markya 27-maalmood ku qaadtay isbitalka Royal Marden NHS Foundation Trust, Dr Laboso ayaa xala la filaye in isbitalka laga bixiyo si au ugu safarto dalka Hindiya si caafimad halkasi uga raadsado.
Madaxa shaqaalaha ismaamulka Jayne Sigilai ayaa u sheegtay qaar ka mid ah xubnaha wakiilada hoose in dhakhatirta Dr.Laboso ay fasaxaayan si ay Hindiya dhakhatiir kale ugu raadsato. Waxayna sheegtay in xaalada caafimaad ee Guddomiyaha Bomet.
Wali ma cada ila iyo hada halka laga haayo Dr.Joyce Laboso tan iyo markii ay dalka UK tagtay bishii May 29-di.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here