28 qof oo lagu dilay qarax ka dhacay Afgaanistan

Ugu yaraan 28 qof oo ay u badnaayeen haween iyo carruur kuwaasi oo ku safrayay gaari bus ah ayaa ku dhintay qarax miino ah oo loogu aasay wadada ee dalka Afgaanistaan.
Dhacdadan ayaa waxaa xaqiijiyay Muhibullah Muhib, oo ah afayeen ka tirsan gobolka Farah.
Mas’uuliyiinta dalka Afgaanistaan ayaa sheegay in tirade dhimashada ay intaasi ka sii kordhi karto maadaama ay jiraan dhawaac halis ah .
Lama oga dadkii ka dambeeyay qaraxaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here