3 qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay wadada Keroka-Kisii

3 qof ayaa ku dhimatay Shil gaari oo dhacay wadada xariirisa Keroka iyo Kisii.

3 qof ee dhimaatay laba kamid ah ayaa walaalo ahaa ku waas watay baaburka saloonka.

Shilkan ayaa dhacay ka dib markii ay isku dhaceen laba baabuur oo kala ah nooca saaloonka iyo baabuur kale oo Bas ah.

Meydadka ayaa la geeyay goobta meydadka la dhigo ee ismaamulka Kisii.

Labadan gaari ee sababay shilka ayaa u kala jeeday Nairobi yo Kisii .

Si kasataba ahaaate lama sheegin wax dhaawac ah oo ka dhashay shilka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here