3 qof oo lagu dilay weerar ka dhacay Faransiiska

Saddex qof oo isugu jiro labo rag ah iyo haweeney ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay weerar mindi loo adeegsaday oo maanta ka dhacay wadanka Faransiiska.
Falkan ayaa laga gaystay kaniisad ku taalla magaalada Nice sida laga soo xigtay booliska.
Ciidamada ammaanka oo weerarkan uga shakisan mid argagixiso ayaa hadda baaritaano guda galay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here