3 qof oo shil ku dhimatay Kirinyaga

Saddex qof ayaa dhimatay mid kalena dhaawac culus ayaa ka soo gaarey shil gaari oo ka dhacay wadada xariirisa Mwea iyo Embu ee ismamaulka Kirinyaga.
Shilkan ayaa sababay kadib markii gaari xamuul ah uu burburiyay moota.
Qofkii uu shilkaasi ka soo gaaray dhaawaca daran ayaa loo qaaday isbitaalka Karira.
Gaarika shilka sababay aya la sheegay inuu siday khaad ,waxaana la geeyay saldhiga booliska.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here