30 qof oo Coronavirus ugu dhimatay Faransiiska

Waxaa sare u sii kacday tirada dadka ee ilaa iyo hadda caabuqa Coronavirus ugu dhimatay dalka Faransiiska.
Tirada oo ay ku korortay 5 ayaa hadda gaartay 30 qof.
Arrintan ayaa waxaa maanta shaaca ka qaaday maamulka qaabilsan caafimaadka guud ee wadankaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here