Gobolka Galgaduud: Qaban qaabadii u danbeeysay ee soo dhaweeynta Ra,iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ka socota Degmada Guriceel.

  1. Soo dhaweynta Ra,iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa si weyn uga socota Degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa si aad ah ugu hawlan sidii ay Guriceel ugu soo dhaweeyn lahaayeen Mudane Xasan Cali Khayre Ra,iisul wasaaraha Soomaaliyo oo safar ku joogaa Deeganada Maamulka Galmudug.

Wefdiga Ra,iisul wasaaraha oo hadda ku sugan magalaada Dhuusamareeb ee caasimada Maamulka Galmudug ayaa la filayaa in saacadaha soo socda uu gaaro Guriceel.

Wixii ku soo kordha kala soco Starfm.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here