314-Bilyan oo loo fasaxay Ismamaulada dalka

Wasaarada maaliyada ayaa war ay soo saartay ku sheegtay inay dhamaan 47-da ismaamul u fasaxday 314-Bilyan oo shilinka dalka ah.
Wasaraadu ayaa sheegtay inay lacagta ay tahay dhaqaalaha dowlada oo ay ismaamulada kala qaybsadeen. Lacagta oo ah misaaniyada sanadka 2019-ka/2020-ka ayaa ah mid waafaqasan xeerarka qaybsashada dhakhliga ismaamulada 2018-ka.
Ismamauladsa ayaa sido kale waxay heleen 46.1 bilyan oo shilinka dalka ah marka laga soot ago lacagaha ay wada qaybsaden, Waxayna ka koobantahay 15-Bilyan oo dowlada dhexe kaga imaatay.
Waxay Sido kale ka heleen 7.4 Bilyan guddiga wadooyinka oo loo adeegsna doono dayactirka wadooyinka.
Isku celcelis ahaan ismamaulada waxay heleen lacag dhan 360.1 –Bilyan oo shilinka dlaka ah, taasi oo mataleysa boqolkiiba 96%lacagta ismaamulada ay qaybsadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here