DHAGEYSO:Wakiil ka tirsan golaha hoose ee Garissa oo ku baaqay in la garab istaago gabar u tartamaysa xilka Ms President

Wakiil  ka tirsan  golaha  hoose ee  ismaamulka   Garissa  ayaa   ku baaqay in la garab istaaga gabar kas oo jeedo  gobolka  Waqooyi bari   kana mid ah gabdhaha u tartamaaya  xilka  loo yaqaano  ms President.

Ms President  ayaa ah  tartan  ay  gabdhaha  ku soo  bandhigaan  aqoontooda  iyo kartida ay ku muujiyaan in qof dumar ah ay mustaqbalka   qaban karto talada dalka ama la wareegi karto xilka madaxtinimo waxaana tartanka isugu soo haraya shan gabdhood oo ay kamid tahay  Umulkheir  Haruun Maxamad  .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here