34 qof oo COVID19 ugu dhimatay Filibiin

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Filibiin ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay gudaha wadankaas ay cudurka COVID19 ugu dhinteen 34 qof oo dheeraad ah.
Waxaa sido kale halkaas laga xaqiijiyay xaalado cusub oo gaaraya 2,965 .
Tirada guud ee kiisaska coronavirus ee Filibiin ayaa hadda ah 197,164, halka dhimashada guud ay tahay 3,038.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here