3,739 qof oo Coronavirus ugu dhimatay Iiraan

Wasaaradsda caafimaadka ee dalka Iiraan ayaa shaaca ka qaadday inay sii korortay tirada dhimashada ee ka dhalatay caabuqa Coronavirus.
Ilaa iyo hadda cudurka Covid-19 ee uu fayraskan sababo ayaa gudaha Iiraan ku galaaftay nolosha 3, 739.
Afhayeenka wasaaradda caafimaadka ee dalkaas Kianush Jahanpur ayaa maanta oo isniin ah sidatan u sheegay warbaahinta dowladda.
Sido kale waxaa sare u sii kacday tirada kiisaska xanuunka Covid-19 ee laga xaqiijiyay wadankaas waxayna gaartay 60,500.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here