38 qof oo ku dhimatay roobab culus oo ka da’ay dalka Muzambique

64

Roobab culus oo ka da’ay woqooyiga wadanka Mozambique ayaa lagu soo waramaya inay ku dhinteen 38 qof.
Sido kale Duufaanti ugu xooga badneyd ee abid ayaa saameysay wadanka Muzambique waxaa ayna burburisay kumanaan guriyo ah.
Wadooyiin badan oo dalaas ku yaala ayaa sido kale burburay.
Isuduwaha Arrimaha Bani’aadamnimada ee (OCHA) ayaa ku tilmaamay duufaantan tii ugu xooganeyd ee abid soo marta qaaradda, Africa.
Waxaana la saadaaliyay in roobab xoog badan ay maalmaha soo socda ka da’aan wadanka Muzambique..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here