4 QOF OO HOR LEH OO KENYA UGU DHIMATAY CORONA VIRUS

Waxaa maalin walba gudaha dalkani Kenya laga diuiwangaliyay kiisas kor u dhaafayo 100ee fyruuska Covid-19.
Maanta wasaaradda caafimaadka ee dalka waxaa ay shaacisay in dalka laga helay xaalado hor ee caabuqan kuwaas oo gaaraya 176.
Kiisaska ayaa la helay ka dib markii baaritaano caafimaad lagu sameeyay dad gaaraya 2,419.
6,366 ayuu hadda marayaa guud ahaan dadka uu ku dhacay xanuunkan dalka.
Ismamaulada laga diiwangaliyay hadii aan eego
Nairobi 99, Mombasa 20, Kiambu 17, Migoiri 13, Uasin Gishu 10, Kajiado 4, Busia 4, Kilifi 3, Makueni 2, Machakos, Narok, Kisumu, iyo Kakamega min 1 xaaladood ayaa dhamaantood laga helay.
Kiisaska Nairobi, Dagoretti North 24, Starehe 16, Westlands, 15. Embakasi East 13, Kibra (7), Makadara (5), Kasarani (4), Langata, (3), Embakasi Central (2), Dagoretti North, Embakasi South, Mathare iyo Roysambu min (1) case ayaa laga xaqiijiyay.
Kiisaska Mombasa, Mvita (7), Kisauni (5), Changamwe (5), Jomvu (2), iyo Likoni min (1) case.
17-ka Xaaladood ismamaulka Kiambu, Kiambaa (7), Kikuyu (5), Ruiru (3), Juja & Thika one (1) case each.
13-ka kiis Migori, Kuria West (11) iyo Suna East (2).
Uasin Gishu, Ainabkoi (7) Turbo (3).
Kajiado, Kajiado East (2) iyo Kajiado North (2).
Busia, Matayos (2) iyo Teso North (2)
Kilifi Kilifi North (2) iyo Magarini (1).
Makueni, (2) cases waxaa laga helay Kibwezi West.
Kiiska Machakos waxaa laga diiwangaliyay Athi River.
Narok waxaa laga xaqiijiyay Narok West,
Kisumu Kisumu Central iyo Kakamega waxaa laga helay goobta lagu magacaabo Malava.
26 qof ayaa cudurka ka bogsatay maanta tirada guud ee dadka ka caafimaaday ayaa ah 2,039.
Waxaa maanta u geeriyooday 4 qof waxayna wadarta guud ka dhigaysaa 148.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here