4 qof oo ku dhimatay goob macdanta laga soo saaro oo ku duntay India

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay inay dhinteen afar ka mid ah shaqaalaha soo saaro macdanta ee dalka India kaddib markii ay ku soo duntay goob ay ka shaqeynayeen.
Waxaa uu dhanka kale dhul go’aasi dhaawac ka soo gaaray 9 dheeraad ah.
India waxay ka mid tahay dalalka ay ugu halista badan tahay in qofku uu macdan qodo.
Sannadkii hore ayay dowladda wadankaasi sheegtay in toddobaadii maalmoodba uu isku celcelis ahaan hal qof howshaasi ku dhimanayay.
Goobtii duntay ayaa xirnaan doonto hal isbuuc ka hor inta howlaha aynan mar kale dib u billaaban.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here