4 qof oo ku dhimatay maqaaxi ku dhuntay Shiinaha

Wararka naga soo gaaraya dalka Shiinaha ayaa sheegaya in 4 qof ay ku dhinteen halkaas kaddib markii ay maqaaxi dhintay.
Dhacdadan ayaa laga soo tabiyay magaalada Quanzhou.
Waxaa khasaaraha nafeed ee ka dhashay dhismaha ay maqaaxida ku taalla ee soo dumay warbaahinta u xaqiijisay wasaaradda Shiinaha ee qaabilsan maareynta musiibooyinka.
Sido kale wasaaradda ayaa sheegtay in 42 qof la soo badbaadiyay dhacdadaas kaddib.
Wararka ayaa intaas ku daraya in goobtaas lagu karantiilayay dadka caabuqa looga shakiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here