446 xaaladood oo ku kordhay kiisaska coronavirus

Dowladda dalka Jarmalka ayaa sheegtay inay xaqiijisay kiisas cusub oo coronavirus oo gaaraya 446.
Waxay tani tirada guud ee xaaladaha fayraska ee wadankaas laga diiwaangeliyay ka dhigaysaa 195,674 sida laga soo xigtay machadka cudurada faafa ee RKI
Dhimashada guud ee ka dhalatay cudurka COVID19 ee Jarmalka ayaa hadda ah 9,003 kaddib markii la xaqiijiyay inay dhinteen 9 qof oo dheeraad ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here