Shacabka Mandera oo ka cabsi qaba inuu saameeyo tirakoobka

Tirakoobka dalka ka dhici doono dhawaan ayaa bulshada ismaamulka mandera ka cabsi qaba inuu saameeyo madaama dadkii reer guuraaga ahaa ay ku kala maqanyihiin wadamada dariska ah sida somaaliya iyo itoobiya oo ay daaqsin ugu raadsadeen
Waxaa qodobkan oo faah faahsan inoo soo diray wariyaheen Mnadera Maxamuud Maxamed Sh LAFAGARI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here