5 qof oo dheerad ah oo dalka ugu dhimatay COVID-19

Dalkani Kenya ayaa manata laga diiwangaliyay 271 kiis oo cusub oo ‘Covid-19’ ah ka dib markii 24-kii saac ee la soo dhaafay la baaray dad gaaraya 4,091 sida uu sheegay xog’hayaha u qaabilsan mamaulka cafaimaadka ee dalka Dr Rashid Aman.
Tirade guud kiisaska Corona Kenya waxay noqonaysa 30,636.
Dr Rashid Aman ayaa sheegay 208 bukaan ah ay ka soo kabsadeen xanuunkan taas oo bogsashada guud ka dhigaysa 17,368.
5 qof oo dheeraad ah ayuu sheegay inay u geeriyoodeen fyruskan taa soo dhimashada guud ka dhigtay 487.
Ismamaulada laga diiwangaliyay kiisaska Maanta waxaa ka mid ah Garissa oo laga helay 4 xaaladood.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here