5 qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay wadada Kangundo

Shan qof ayaa lagu soo waramaya inay ku dhinteen shil gaari oo ka dhacay wadada Kangundo ee magaaladatan Nairobi.
Shilkan ayaa waxaa ku lug lahaa 3 baabuur ah waxaa uuna si gaar ah uga dhacay aaga Kamulu oo loo yaqaano meel madow .
Taliyaha Booliska Nairobi Philip Ndolo ayaa sheegay in dadkii ku dhaawacmay shilka loola cararay isbitaaladii u dhawaa goobtii uu shilku ka dhacay.
Booliska ayaa hadda baariya sida uu shilka u dhacay iyo gawaaridii ku lugta lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here