Barnaamij lagu cawdhageyso: inayeey bukaano qabo xanuuno dhanka araga oo ay ka faideysteen in ka badan 500 oo qof

Barnaamij lagu cawinayeey bukaano qabo xanuuno dhanka araga oo ay ka faideysteen in ka badan 500 oo qof ayaa manta soo xiraay barsabka ismaamulka mandera Cali Ibrahim Roba isagoona shegaay in la soo celin doona mudo ka dib si ay bulshada ugu faideystaan adegyada cafimaad ay dowlada lacag la’an ku bixiso
MOHAMED AK BREM, MANDERA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here