539 xaalado cusub oo corona oo laga xaqiijiyay Mexico

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Mexico ayaa sheegtay inay xaqiijisay 6,094 xaaladood oo cusub.
Sido kale waxaa la soo tabiyay dhimasho hor leh oo dhan 539
Xaaladaha guud ee cudurka COVID19 ee gudaha Mexico ayaa hadda ah 295,268 halka dhimashadu ay marayso 34,730 .
Dowladda dalkaas ayaa sheegaysa in tirada saxda ah ee uu cudurka saameeyay ay suurtagal tahay inay ka badan tahay inta la xaqiijiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here