6 qof oo caabuqa Coronavirus ugu dhimatay Iiraan

Wararka naga soo gaaraya dalka Iiraan ayaa sheegaya in maamullada ka jiro gobollo dhowr ah ay amar ku bixiyeen in dugsiyada , jaamacadaha iyo xarumaha dhaqanka la xiro.
Tani ayaa ku soo aadaysa iyadoo ilaa iyo hadda gudaha Iiraan ay caabuqa Coronavirus ee ka soo billowday Shiinaha ugu dhinteen 6 qof.
Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in ilaa iyo hadda ay diiwaangelisay 28 kiis oo la xiriira cudur sidaha Corona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here