6 qof oo ku dhimatay Bangladesh kaddib duufaan saameysay

Wararka naga soo gaaraya dalka Bangladesh ayaa sheegaya in ilaa 6 qof ay dhinteen halka 36 kale oo kalluumeysato ahna la la’yahay kaddib duufaanta Bulbul oo wadankaasi saameysay.
Saraakiisha Bangladesh ayaa laga soo xigtay in daadgureyn degdeg ah oo la sameeyay ay dad badan badbaadisay.
Waxay dhaawacyo soo gaareen ilaa 30 iyadoo qiyaastii 6,000 oo guriyo ahna ay burbureen.
Dadka dhintay waxaa ka mid ah haweeney ay da’deedu tahay 52 sano jir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here