7 bukaan oo u geeriyootay fayraska Corona

Wasaarada caafimadka ayaa shaaca ka qaaday in 210 bukaan laga helay fayraska Corona ka dib markii la baaray dheecanka 3,604 afar iyo labatankii saac ee anu soo dhafnay.
Xaadalahan cusub ayaa waxay isugu jirana 220 oo Kenyan ah iyo 10 ajaaniib ah.
Kiisaskan ayaa waxay tirada guud ee dadka uu ku dhacay xanuunka ka dhigeysa 38,378. Dheecanada la baaray tan iyo bishii March waxay noqonayaan 545,019.
127 ka mid ah xaaladaha cusub waa rag, 83 ka mid ahna waa dumarka. Bukanka ugu yar waa ilma lix bilood dhalan kan ugu wayna waa 91 sano.
Xaaldaha waxa laga diiwaan galiyay Ismamaulada kala ah Nairobi 55, Kericho 36, Kitui 24, Kiambu 21, Nakuru 19 Mombasa 15, Kisumu 10, Kisii 8, Kilifi 6, Turkana 5, Embu 4, Wajir 2, Machakos 1, Kakamega 1, Kwale 1, Nandi 1 iyo Kajiado 1.
Deeganada laga diwaan galiyaya xaaladahan, Nairobi, Starehe (7), Embakasi East and Westlands (5) cases each, Embakasi South, Kasarani and Roysambu (4) cases each, Dagoretti North, Embakasi Central, Makadara and Ruraraka (3) cases each,
Dagoretti South, Embakasi North, Embakasi West, Kamukunji, Kibra, Langata and Mathare (2) cases each.
Wasaraada Caafimadka ayaa sido kale sheegtay in 59 bukaan ay ka caafimadeen, 49 ka mid ah bukaanada guryaha ayaay ku caafimadeen halka 10 ay xaruumaha ku caafimadeen.
Tirada dhimashada Viruska Corona ayaa waxay gaadhay 707 ka dib markii 7 ah ay u geeriyoodeen xanuunka intii u dhaxeysay Isniin iyo Talaada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here