7 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay dalka Yemen

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2019-04-25 10:31:37Z | http://piczard.com | http://codecarvings.comLUÿ½¥«¤A

Wararka naga soo gaaraya dalka Yemen ayaa sheegaya in qarax lala eegtay xaflad ay ciidamada milatariga ku qalin jabinayeen.
Falkan ayaa laga soo tabiyay magaalada Koonfureed ee Al-Dhalea.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in khasaaraha ka dhashay uu isugu jiro dhimasho iyo dhaawac labaduba waxaana ila iyo hada la xaqiijiyay in weerarka ku dhinteyn 7 qof
Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxaas.
Yemen ayay amni darro ka jirtay tan iyo 2014-kii iyadoo ay weli daggaalamayaan ciidamada dowladda oo garab ka helaya isbeheysi milatari oo uu Sacuudiga hoggaminayo iyo kooxda Xuutiyiinta ee ka soo horjeedda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here