7 qof oo ku dhimatay shil gaari oo xalay ka dhacay wadada Lwandeti ee isku xirta Eldoret-Malaba.

Ugu yaraan todoba qof ayaa habeenkii xalay ahaa ku dhimatay shil baabuur oo ka dhacay wadada Lwandeti taasi oo isku xirta Eldoret iyo Malaba.
Shilkan ayaa waxaa sababy kadib markii ay isku dhaceen gaari mataatu ah iyo mooto taasi oo sababtay in baabuurka mataatuuda ahaa uu ka lumay xakamaynta.
Gaarika dadweynaha ee raacaan ee mataatuuka ayaana la sheegay kadib markii uu darawalkiisa lumiyay xakamaynta ay ku sii dhacday garai kale oo xamuul ahaa.
Wadihii mootada iyo dad kale oo saarnaa baabuurka ayaa isla goobtii uu shilku ka dhacay ku nafbaxay halka dadkii uu dhaawaca soo gaaray loo qaaday isbitaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here