8 qof oo ku dhimatay dhulgariir ku dhuftay dalka Filibiin

Dhulgariir ku dhuftay jasiiradaha waqooyiga wadanka Filibiin ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen 8 qof halka 60 kalena ay ku dhaawacmeen.
Dhulgariirkan ayaa cabirkiisu ahaa 5.4 waxaa uuna ku dhuftay jasiiradaha Batanes.
Kooxaha badbaadaba qaranka Filibin ayaa sheegay inay jasiiradahaasi u dirayeen kooxo samata bixin ah si ay dadka u badbaadiyaan.
Sido kale militiraga dalkaasi ayaa ka qeyb qaadanayaa gurmadka waxaa ayna daad gureeyeen dadka ay soo gaareen dhaawacyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here