9 qof oo uu dhul kula go’ay Shiinaha

Waxaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyay in sagaal qof uu dhul kula go’ay oo ayna ku aasmeen gobolka Hubei ee dalka Shiinaha.
Dhibaatadan ayaa ka dhalatay daadad iyo dhul go’o yimid kaddib roobab culus oo halkaas ka da’ay
Wargayska the People’s Daily ayaa ku warramaya in roobka da’ay uu ahaa midkii ugu xooggana muddo tobaneeyo sano ah.
Waxaa daadadka ku dhintay in ka badan 100 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here