960 Xaaladood oo la diiwaan galiyay, Tiradii ugu badnayd ee malinlaha

Kenya ayaa maanta waxay diiwaan galisay tiradii uhu badnayd oo Coronavirus ah, 960 qof ayaa laga helay xanuunka COVID-19 ka dib markii la baaray dheecaanka 8,261 24-saac ee anu soo dhaafnay.
Tani ayaa waxay wadarta guud ee dadka uu ku dhacay Coronavirus ka dhigeysa 17,603 halka kiisaska maalinlahana ay sii kordhayaan.
Wasaarada ayaa waxay sheegtay in 169 bukaan ay ka caafimadeen xanuunka , 83 ka mid ah isbitalka ayay ku caafimadeen halka 86- ay ku caafimadeen guriga taasi oo ka dhigeysa wadarta guud 7,743.
Waxay sido kale shaacisay in laba bukaanoo kale ay u geeriyoodeen xanuunka taasina ka dhigeysa tirade dadka u dgintay COVID-19 280.
Kiisaska maanta la xaqiijiyay 604 ka mid ah waa rag halka 356 ay dumaer yihiin. Kan ugu yar hal sana jir kan ugu wayna waa 88 sana jir.
Afar ka mid ah bukanada cusub wa kuwa safray, laba waxay ka imadeen Tanzania, hal bukan dalka Rwanda iyo mid kale oo ka imaaday dalka Uganda.
Kiisaska maanta la xaqiijiyay 952 waa Kenyan, 2 waa Britian, 2 Somali halka afartana kalana yihiin Tanzanian, Ethiopian, Indian iyo Shiinees.
Wasaarada Caafimadka ee uu hoggamiyo Mutahi Kagwe,ayaa waxay sheegtay in in Ismamulka Nairobi ay ku hoggamineyso kiisaska waxaana laga diiwaan galiyay 510, Waxaa xiga Kajiado (102), Kiambu (100), Machakos (58), Mombasa (48), Busia (21), Garissa (17), Uasin Gishu (15), Kisumu (14), Nakuru (12) and Narok (10).
Other counties that have recorded new cases are Turkana (9), Bomet (8), Kericho (7), Laikipia (5), Murang’a (5), Makueni (5), Embu (3), Nyeri (2), Taita Taveta (2), Kakamega (2), Bungoma (2), Tana River (1), Trans Nzoia (1) and Kisii (1).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here