DHAGEYSO:Aabe gabadhiisa ku gubay ismaamulka Bungoma

Wararka inaga soo gaaraya dowlad deeganaka Bungoma ayaa sheegaya in aabe uu petrol ku gubay gabadhiisa ka dib khilaaf ka dhacay qoyska dhexdiisa.
Aabahan ayaa baxsaday markuu gubay gabadhiisa isagoona ay hadda raadinayaan laamaha ammaanka.
Waxaa loogu baaqay inuu isku soo dhiibo saldhig walba oo boolis ah hadii uu ka ag dhawyahay
Waxaana dhacdan ka hadlay dad goobjoogayaal ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here