Abaarta gobolka waqooyi bari oo saameyn ku yeelatay carruurta

Abaarta ka jirta qeybo ka mid ah ismaamulka Garissa ayaa sameeyn ku yeelatay waxbarashada carruurta ay dhaleen qoysaska reer guraaga ah ka dib markay walidkood la gureen
Melaha sameeynta ugu badan ay arinkaan ku yelatay waxaa ka mid ah magaalada Dheertu oo kamid ah deegaan barlamaneedka Dadaab
Wariyaheena deegaanka Dadaab Mohamed Baaruud Hussein oo dhawaan socdaal shaqo halkaas ku tagay ayaa warbixintan inooga soo diray Dheertu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here