Abdi Aziz Dhaqane Xassan oo ka mid ah ducaada dowlad deegaanka Mandera oo ka hadlay ciqaabta daran ee loo gaysta dameeraha

Abdi Aziz Dhaqane Xassan oo ka mid ah ducaada dowlad deegaanka Mandera oo ka hadlay ciqaabta daran ee loo gaysta dameeraha lagu adeegto ayaa ugu baaqay shacabka ku nool Mandera inay u turaan dameeraha oo aysan u gaysan dhibaatooyiin ama jirdil.

Sido kale mas’uliyiinta laga soo doortay ismaamulka Mandera waxa auu ugu baaqay inay dhibaatooyiinka loo gaysto dameeraha ay wax ka qabtaan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here