Ablikeeshinka coronavirus ee Jarmalka oo la dejistay ku dhawaad 10 milyan oo jeer

Afhayeen u hadashay dowladda dalka Jarmalka ayaa sheegay in 9.6 milyan oo jeer la soo dejistay adeegga loogu talagalay in lagu dabagalo caabuqa coronavirus.
Adeeggan ayaa la soo saaray toddobaadkii hore.
The Corona Warn App ayaa lagu isticmaali karaa taleefoonada casriga sida ay sheegeen shirkadaha isgaarsiinta ee SAP iyo Deutsche.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here