Ablikeeshinka dabagalka kiisaska corona ee Jarmalka oo shaqeynaya

Dowladda dalka Jarmalka ayaa sheegtay inuu hadda si toos ah u shaqeynaya adeeg dhanka intarneetka ah oo loogu talagalay in lagula socdo kiisaska fayraska coronavirus.
Dadweynaha wadankaas ayaana hadda lagu boorinaya inay soo dejistaan ablikeeshinka.
Waxaa adeeggan loogu magacdaray Covid-Warn-App, waxaana loo isticmaalaya in dabagal lagu sameeyo dadka la macaamilay bukaannada uu cudurka Covid-19 soo ritay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here