Afar qof oo dibadbaxyaal ah oo lagu dilay dalka Sudan

Afar qof ayaa lagu dilay banaanbax ka dhacay Omdurman, oo ah magaalada mataanaha la ah caasimada Khartuum ee Suudaan.
Dibadbaxyadani ayaa sare u sii kacay kadib markii arday lagu dilay dalka Sudan.
Dowladda Sudan ayaa sheegtay inay xirtay dad la sheegay inay xabad ku fureen dad mudaaharaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here