Afar qof oo ku dhimatay qaraxa Afghanistan

Waxay faahfaahino dheeraad ah ka soo baxayaan qarax saaka ka dhacay caasimadda dalka Afghanistan ee Kabul.
Sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka ee wadankaas ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada afar qof halka dhaawaca uu maraya ugu yaraan 16.
Waxaa sido kale weerarkaas oo ilaa iyo hadda aynan cidna mas’uuliyadiisa sheegan ka badbaaday madaxweyne ku xigeenka Afghanistan Amrullah Saalex .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here