Afar qof oo u dhimatay cuno ay cuneen Nyeri

Waaxda caafimaadka ee ismamaulka Nyeri ayaa sare u qaaday dadaalkooda kadib markii afar qof ay u dhinteen cuno looga shakiyay inay sumeysantahay .
67 qof ayaa la dhigay isbitaalka ka dib markii ay cuneen cuno la sheegay inay ku jirtay sun.
In ka badan 250 qof ayaa isugu imaadeen goob xaflad ah oo ka dhacaysay ismamaul goboleedka Nyeri.
Dadka dhintay ayaa waxaa ka mid ah haweenay aroosad ahayd taasi oo la filayay inay dhawaan aroos gasho.
Dhacdan ayaa baaritaan lagu sameynayaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here