Afhayeenka Baarlamaanka dalka oo eedeyn u soo jeediyay golaha ammaanka ee qaramada midoobay

Afhayeenka aqalka Baarlamaanka dalka Justin Muturi ayaa ku eedeeyay golalaha amaanga ee qaramada Midobay inaysan kooxda Alshabaab ku darin liiska argagixisada.
Waxaa uu sheegay Afhayeenka in taasi ay caqabad weyn ku tahay Kenya oo marar badan weerar kala kulantay kooxda Al-shabaab.
Sido kale afhayeenka aqalka baarlamaanka dalka ayaa ku baaqay in loo gargaaro umadda soomaaliyeed si loo eego xaaladaha biniaadanimo.
Hadalkan ayuu jeediyay xilii uu ka qeyb galay shir shirka baarlamaanka oo looga hadlayay xaaladaha amniga.
Mr Muturi oo ka hadlayay shirka 15-aad ee golaha amniga iyo sirdonka Baarlamaanka ayaa sheegay in kooxaha argagixisada maalgalinta sharci darada ah ay helayaan ay dowladdaha u nuglaanayan weerarada ay gaystaan kooxaha xagjiriinta ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here