Aggasimihii hore ee Maamulka KPA oo lagu daayay damaand lacaged oo 12 Milyan

Aggasimhii hore ee mamaulka Dekadaha -KPA Daniel Manduku ayaa waxa lagu daayay Sh12 milyan oo damiin lacageed iyo ama 30 Milyan oo damiin ah, asaga lala xiriirnayo fadeexada 1.4 billion ah.
Juma Fadhili Chigulu oo lala soo taagay maxkamada ayaa asna lagu sii daayay isla shurdahaas amarkii maxkamada Milimani, Nairobi ee manta gaartay.
Labdaba waxa lagu sii hayn doona saldhiga booliska Kileleshwa iyada oo la sugaayo bixinta damiinta lacageed.
Waxaana labaduba lagu eedeynaya inay isku dayeen inay sameeyaan fal musuqmaasuq ah ka dib markii ay ansixiyeen soo iibinta Concrete Barriers………………oo ay kukacday lacag dhan 1.4 Bilyan iyada oo aan miisaniyada la ansixinin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here