DHAGEYSO:Agoonta Sheekh Cali Guure oo 2 milyan looga uruuriyay Wajeer

Culumaa’uddiinka ismaamulka Wajeer ayaa lacag dhan 2 milyan oo shilin u soo uruuriyay agoontii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Sheekh Cali Guure.
Culimada Wajeer ayaa arrinkan faahfaahin ka bixiyay waxayna u mahadceliyeen sido kalena u duceyeen cid kasta oo oo ka qayb qaadatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here