AKHRISO:SHEEKO AAD U QOSOL BADAN

Nin marqaansan ayaa waxa uu soo raacay bas waxa uu fariistay kursiga daaqada xiga daaqadana way u furnayd baskii marka uu dhaqaaqay ayaa waxaa jiray dabayl aad u xoogan koofi uu watay ninka marqaansan ayaa ka dhacday baskiina ma istaagin markaas ayuu lacag intuu jeebka ka soo bixiyay oo utuuray ayuu ku jiri koofidii baska dambe soo raac kkkk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here