AKHRISO:SHEEKO AAD U QOSOL BADAN

Nin reer baadiye ah oo dameer ka dhumay ayaa waxa uu imaaday magaalo asaga oo dameerkii raadinayo waxaa uu waayay wax martigaliyo ninkii markii dambe hotel ayaa la geeyay waxaa uu layabay qolka hoteelka quruxdiisa asagana waxaa uu watay dhar jeex jeexan oo wasaqleh markaas ayuu yiri sariirta saan u qurxoon kuma seexanayo waxa uu galay sariirta hoosteeda ayuu seexday qolkiina wuu furay irida si aan loogu malayn in lajoogo kadib waxaa imaaday nin iyo xaaskiisa sariirta marka aay ku fariisteen ayay sheeko bilaabeen kadib waxaa dhacday in ninkii uu kuyiri xaaskiisa macanto marka aan ku eego aduunka dhan ayaa la ihorkenaa ninkii reer baadiyaha ahaa intuu maqlay oo sariirta hoosteeda kasooboday ayuu ku yiri saxiiboow haddii aduunka dhan lagu horkeeno dameerkaygii maragtay kkkk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here