AKHRISO:SHEEKO AAD U QOSOL BADAN

Wiil iyo gabar daris ahaan jiray ayaa waxaa dhacday in wiilka mar kasta uu soo istaago guriga gabadha darbigiisa markaas ayay gabadha dhowr jeer ku aragtay guriga darbigiisa asaga oo taagan markaas ayay iswaydisaa muxuu inta u taaganyahay kulamana hadlee gabadhii waxaa aay iska dhaadhicisay in uu jecelyahay lakiin uu ka baqayo in uu la hadlo
Gabadhii hooyadeed ayay u sheegtay arinkii oo ku tiri hooyo wiilka dariskeena ah markasta darbigeena ayuu taaganyahay mana ila hadlo wuu iga xishoonaa lakiin wuu ijecelyahay hooyadii gabadha dhashay ayaa ku tiri hooyo wiilka u tag oo soo fariisi oo xishoodka ka bi’i gabadhii wiilkii ayay soo waday soona fariisisay kuna tiri walal waan ogahay in aad ijeceshay oo mar walba aad darbigeena u taagantahay lakiin aad iga xishoonayso ee gacmo furan ku soo dhawoow wiilkii intuu yaabay ayuu ku yiri gabadhii walaal anig jacayl aan ku qabo darbigiina uma istaagin ee wi-fi ama qadka in kugu jiro ayaan isticmaalayay
Ceebeey tacaal war gabadha waxbaa ku dhacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here