AKHRISO:sheeko aad u xiiso badan

Nin gaaban iyo naag dheer ayaa is guursaday waxa aay isku dhaleen 2 caruur ah habeen habeenada kamida ayaa waxaa jiray kuleyl aad u daran waxa aay seexdeen banaanka roob ayaa soo da’ay xaaskii intay kacday ayay qaatay labadii cunug markaas intey guriga iriddiisa soo istaagtay ayay ku tiri war hebaloow roobka ka soo xaroo ilmihii waan qaaday markaas intuu guriga kasoo qayliyay ayuu ku yiri heblaayo qofkii ugu horeeyay ee aad qaday ayaan ahaa ee ilmaha roobka kasoo xaree kkkkkk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here