AKHRISO:SHEEKO QOSOL BADAN

Bari baa waxaa daris ahaan jiray 2 haween ah subax kasta waxaa aay isku arkaan mesha helibka lagu gado 2da haweenka ah midna waa reer waqooyi midna waa reer koonfur mida reer waqooyiga ugu yaraan hilib waxay qadataa 5kilo midda kalana waxay qadataa rubo ama nuskiilo barked subixii dambe ayay isa soo raceen ayaga oo isla yaaban tii reer koonfurta ayaa ku tiri middii kale abaayo Samir iyo iman dadka markasta inkadhinto waayo hilibka aad subax walba dadka ku ciririso koleey Tacsi ayaa u wadaa gabadhii intay naxday ayay ku tiri maxaa noo habaaree anaga qofna nagama dhiman ee dhaqankeena ayaa sidaas ah ee adiga hilibkaan yarkaa ma bisad ama yanyuur ayaa u wadaa koleey waxaan dad ma cunayaane
Lawadaag asxaabtada waadna ku mahadsantihiin dhiira galintiina marwalba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here