AKHRISO:SHEEKO QOSOL BADAN

Bari baa waxa dhacay tuulo yar oo ku taalo dalka Sweden oo dadka dagan ay isku xiran yihiin, isna caawiya ayaa Maalin maalmaha ka mid ah ragii tuulada deganaa oo dhan waxay isku raaceen in ay safar dalxiis ah oo dumarka kaliya ah u diraan Xaasaskooda kadibne dhamaan Xaasaskoodii waxay usoo kireeyeen hal Bas kadibne waxay dumarkii u direen Stockholm, markii uu baska dhowr saacadood sii maqan yahay ayay maqleen in baskii uu gadoomay kadibne dhamaan dumarkii baska saarnaa wey wada dhinteen, ragii murugo ayaa kasoo hartay laakiin mudo sadex bilood ah kadib way iskala qabsadeen ragii oo caadi ayay iska noqdeen, murugadiina way deysay, lkn Mid kamid ah raggii ayaa isaga oohin iyo murugo kaliya ku jira Markii dambe ragii ay xaasaskii ka dhinteen ayaa u yimid waxayna dhaheen war iska aamus Ma anagaa naga Jacayl badneed, anagaba xaasaskeena aadbaan u jeclayne? Markaas ayuu yiri waxaan u murugaysanahay oon la ooynayo Xaaskayga Baskaa ayaa katagay oo may dhiman. HHHH
(Arxasisanaa)
Lawadaag asxaabtaada hadaa ka heshay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here