AKHRISO:SHEEKO QOSOL BADAN

Nin reer baadiye ah ayaa waxaa la geeyay maraykan mar ka suu subax kasta waxaa uu istagijiray wadada dhexdeeda markaa suu la yaabay waxa dabaq dhisan ninkii mesha soo maraba waxaa uu waydiyaa dabaqaan yaa leh qofkasta waa uu dagdagsanyahay waxay ugu jawaabaan I don’t know oo loola jeedo maqaan malintii kale sidii oo kale markaas intuu jaabay ayuu jiri ninka I don’t know la dhaho dabaqyo badanaa midkasta ma asaga ayaa iskaleh oo wuxuuba mooday I don’t know nin magaciisa in la dhaho.
Malintii dambe ayuu arkay mayd la wado markaa suu dadka waydiiyay markaas ayay ku dhaheen I don’t know markasuu yiri in tuu aad u farxay allah ninkii I don’t Know la dhihi jiray haduu dhintay dabaq yadiisa waa noo free waa in aan biliqaystaa.
Haddii aad ka heshay lawadaag asxaabtada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here