Aqalka sare oo guddi u saaray nidaamka dakhli qaybsiga

Aqalka sare ee dalka ayaa guddi ka kooban 12 xubnood u saaray inuu heshiis ka gaaro hannaanka in muddo ah la isku hayay ee ismaamullada ay ku qaybsanayaan dhaqaalaha.
Senatarka ismaamulka Makueni Mutula Kilonzo Junior oo guddigan ka mid ah ayaa sheegay inay rajeynayaan inay xal kama dambeys ah soo saaraan.
Waxaa uu xusay inay ku dadaali doonaan sidii looga hor tagi lahaa in ismaamul wadanka ka mid ah uu dhaqaale lumiyo mid kalena loo kordhiyo.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here